Garee Online College waa nidaam dhammaystiran oo kuu oggolaanaya inaad barato, ku imtixaanto, oo hesho shahaado la aqoonsado adigoo guriga jooga.
Dhammaan waxa aad u baahan tahay si aad u maamusho college-kaada online
Upload garee videos-kaaga (MP4, MOV, WEBM) oo ku dar courses-kaada si fudud.
Samee imtixaano leh waqti xaddidan, su'aalo isbedbeddelaya, oo la xisaabtayo automatic.
U soo saar homework-yo, ardaygu ha ku soo gudbiyo, adiguna si fudud u grade-garee.
Samee shahaado qurux badan oo la xaqiijin karo adigoo dooranaya templates kala duwan.
Admin, Teacher, iyo Student — mid kasta xukumaadkiisa iyo permissions-kisa.
Samee folders, upload videos, documents oo dhammaan ku maamul cPanel-kaaga.
Dooro mid ku habboon brand-kaaga
Warm, elegant, and professional. Perfect for traditional institutions.
Modern, fresh, and calming. Ideal for tech and science courses.
Bold, clean, and energetic. Great for business and leadership.
Arday Is Diiwaan geliyey
Courses Furan
Macallimiin Kala Duwan
Shahaado La Sameeyay
Ku biir kooxda waxbarashada online ee ugu weyn Soomaaliya maanta
Is Diiwaan Geli Bilaash